Jeneraal Biixi oo lagu soo dhaweeyay magaalada Baladweyne (Daawo Sawirro)

Taliyaha Ciidanka dhulka ee milatariga Soomaaliyeed, General Maxamed Tahliil Biixi iyo wafdi Saraakiil ah oo uu hogaaminayo ayaa maanta gaaray Magaalada Beledweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan. Wefdiga uu hogaaminayay taliyaha ciidanka dhulka ee milatariga dalka waxaa garoonka diyaaradaha Ugaas Khaliif ee Magaalada Beledweyn kusoo dhaweeyay Gudoomiyaha gobolka Hiiraan saraakiil katirsan milatariga iyo booliiska oo fadhigoodu … Continue reading Jeneraal Biixi oo lagu soo dhaweeyay magaalada Baladweyne (Daawo Sawirro)